Booliska Puntland oo talaabo ka qaaday Saraakiil si xun ula dhaqmay gabdho dhallinyaro ah

Taliyaha Booliska Puntland Gen. Cabdi Xasan Xuseen (Cabdi Yare) ayaa shaqo joojin ku sameeyey Taliye ku xigeenka qeybta Booliska gobolka Karkaar Jaamac Cismaan Axmed Dhalac iyo Taliyaha saldhiga bartamaha Qardho Cumar Hiirad Kaatun, kuwaasoo lagu eedeeyey xadgudub dadweyne iyo ku takri fal awoodeed. Labada sarkaal ee xilka laga qaaday ayaa ku kacay fal si weyn … Continue reading Booliska Puntland oo talaabo ka qaaday Saraakiil si xun ula dhaqmay gabdho dhallinyaro ah